Paris (AN) Ciidamada ammaanka ee Magaalada Paris ayaa 48 saacadood ka dib si dirqi ah ku dilay laba nin oo walaalo ah, kuwaasi oo weerar si xirfadeysan loo qorsheeyay ugu khaarajiyey Wariyayaashii Wargeyska Charlie Hebdo oo ka soo baxa Magaalada Paris ee caasimadda dalka Faransiiska.