Daawo Arabsiyo TV Caaqil Cusub Oo Lagu Caleemosaaray Degaanka Gobolka Maroodijeex

0

salaadiin-150x150Hargeysa (AN)  Inta badan Salaadiinta iyo Cuqaasha Gobolka Maroodijeex ayaa ka qayb galay Munaasabad lagu caleemo saarayey Caaqil Cabdilaahi Mattaan Aw Xasan oo ka mid noqon doona Cuqaasha Gobolka.