HANBALYO HANBALYO HANBALYO

0

masha allah

HANBALYO                   HANBALYO             HANBALYO

WAXAAN HALKAN HANBALYO UGA DIRAYAA BOQORKA IYO BOQORADA SALMA XASAN CABDI IYO BOQORKA MUSTAFE HURE CIISE OO MEHERKOODU KA DHACAY MAGAALADA BURCO EE XARUNTA GOBOLKA TOGDHEER GAAR AHAAN HOTEL DEERO

kalgacayl ku aqalgala
caashaqa ku doogsada
muxibada ku diirsada
darmo qudha kuwada leda
isna daadeheeyooo
noqda noqda ul iyo diirkeed
gurigiina laga daah
duro iyo waswaasoo
diredire k nabad gala
dadna waa dulqadkiyo hadal debecsanantee
usiidaaya laabaha caashaqu hadreeree
isku doonis bad tihiin
isku diirad keliyoo
danta guud uwada jira
dareenkana wadaagee
ubad doora kala hela
ubad diin leh kala hel

aaaaaaaaaaamin aaamiin dadow dhahaa