XOGYIHII DEGMADA BURCO EE XISBIGA UCID OO IS CASILAY

0

kow(1)Burco (AN)  Xog-hayihii Degmada Burco Ee Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Maxmed Aadan ayaa sheegay in uu iska casilay xilkaasi.

Qoraal kooban oo uu soo gaadhsiiyay Hadhwanaagnews, xafiiskeeda Burco ayaa waxa uu ku sheegay in uu xilkaasi iska casilay, waxaanu yidhi “

Sidoo kale waxa uu dhaliilo u soo jeediyay Wasaaradda Waxbarashada iyo tacliinta sare, waxaanu yidhi “”  Waxa Manta Nasiib Daro Ah In Ay Wasaradi AmaWaxa Manta Laga Bilaabo Iska Casilay Xilki Aan Uhayay Xisbiga Ucid Oo Ahaa Xoghaye Ee Degmada  Ucid Waxana Sabab U Ah In  Aan Iskaga Tago Xisbiga Hogaanka Gobolku Waa Mid Fadhiida”

Masabkii Waxbarasho Loo Isticmaali Qabiil Iyo Siyaasad Wax Wax Laga Xumaado Ah In La Niyad Jabiyo Arday Dadaal Dheer Uu Galay In Helo Fursad Jamacaded Marka Waxa Aan Leeyahay Masuliyinta Wasarada Waxbarashada Manta Hadi Aad Saa Udhaqantaan  Sow Ardaydu Tahrabimayaan Arinkan Aad Smayseena Waxa Ay Galafanayasa Nafo Dhan Oo  Dhalinyaro Ah Waxa Aan Baaq Udirayaa Madaxwaynaha Somaliland  Waxa Aan Leeyahay  War Wax Laga Qabto Masuliyintan Is Xulafaysatay Ee Udashatay Dalka In Laga Qabto