Hargaysa(AN)Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta,Dhaqanka iyo Wacyigelinta Mudane C.laahi Maxamed Daahir Cukuse oo in Mudo ah Socdaal ku marayay Wadamo ka Tirsan Qaarada Yurub ayaa Galabta dib ugu soo laabtay Caasimada dalka ee Hargaysa.
Arabsiyonews.com
Hargaysa Desk








