Daawo:Qaar ka Tirsan Dhallinyarada Gobolka Gabiley oo si wayn uga Gadoodsan Nidaamka Ciidanka Boolisku U Maamuleen Dacwada Baabuur Lagu Gubay Magaalada – Gabiley

0

Gabiley(AN) Qaar ka tirsan Dhaalinyaraa ku dhaqan Gobolka Gabiley oo si wayn uga dayriyey Booliiska Magaalada Gabiley, Habka iyo Hanaanka ay ku wadaan Baadhitaanka Fal-danbiyeed Dhacdadiisu ku cusbayd guud ahaan Gobolka iyo Dalkaba, taasi oo Muddooyinkan danbe hadal-hayntiisu ku badnayd Magaalada, isla markaana ahayd Gaadhi Noociisu yahay Granda CROWN oo Habeenimo Saq dhexe ah lagu hor gubay Guri hortiis, sidoo kalena aan la aqoonsanin ilaa hada Cida gubtay, haseyeeshee si wayn loo tuhunsan yahay Maxbuus Wakhti-Xaadirkan ku jira Saldhiga Dhexe ee Magaalada Gabiley , halkaasi oo Hawlo- baadhitaan ku socdaan hALKAN ka Daawo Vidoe

Arabsiyonews.netDiske