Boorama(AN)Wasiirka Arimaha Gudaha S/land Cali Maxamed Warancade ayaa maanta kulan lagag hadlayey sidii loo xoojin lahaa nabadgalyada la qaatay Cuqaasha ,Salaadiinta iyo Culaama udiinka Gobolka Awdal kulankaas ayaa waxa dhanka Xukuumada ku wehelinayey Wasiirada Boosaha iyo Beeraha S/land
Arabsiyo.net
Boorama Office








