Hargaysa (AN) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mud. Axmed Maxamed Maxamuud (Silaanyo) oo maal mihii u danbeeyay ku sugnaa Magaalo Xeebeedka Magaalada Berbera, ayaa manta duhurkii dib ugu soo laabtay Caasimadda Hargaysa. Madaxweynaha oo lagu soo dhaweeyay Magaalada Hargaysa hoos









