Hargaysa(AN)Isuduwaha wasaarada Maaliyada Gobolada Togdheer,Saraar,iyo daadmadheedh Maxamed sanwayne ayaa jawaab ka bixiyey hadal uu Boqor Buurmadaw ku duray Wasiirka Maaliyada Samaale ,Maxamd Sanwayne oo khadka telefoonka ugu waramay Shabakada Arabsiyonews.com isagoo ku sugan magaalo madaxda Gobolka Togdheer ayaa xusay in hadalkii Buurmadaw kasooyeedhay in Xaal ay ka siinayaan Wasiir Samaale waxaana hadaladiisi kamid ahaa
Arabsiyo.net
Hargaysa Desk








