Madaxwaynaha dalka Maraykanka Brack Obama ayaa soo dhaweeyay go’aanka ay shaacisay shirkadda Sony pictures in ay ku sii daynayso filimkii majaajilada ahaa ee muranka dhaliyay ee The interview.
Obama ayaa markii hore shirkadda ku dhaliiyay in ay joojisay baahinta filimkaasi Kim Jong-un laga matalay, kaddib markii weerar xagga internetka ah lagu qaday.