Mudaneyaasha Golaha wakiillada Somaliland, ayaa ku fashilmay inay ansixiyaan xeerka Xabsiyada iyo Xeerka Komishanka dib u habaynta shuruucda oo ka soo noqday Golaha guurtida, kuwaas oo golaha wakiiladu ay u ballan sanaayeen inay ansixiyaan labadii maalmood ee u dambeeyey.