Hargaysa(AN) Oradyahan udhashay S/land ayaa orad iskii uu isku xilqaamay waxa uu rikoodh cusub ku dhigay .oradkaas oo uu ka soo bilaabay magaalada Boorama waxaanu ku joojiyey degaanka Galoolay oo udhaxeeya Magaaloyinka Arabsiyo iyo Gabiley waxaanu ka warbixiyey ujeedada oradkan dheer ee 1000M iyo sabata uu oradkaas dheer ugu joojiyey degaankaas Galoolay
Arabsiyo.net
Hargaysa Desk








