waxa uu noqonayaa weerarkii u horeeyay ee noociisa ah tan iyo markii uu dhamaaday dagaalkii kontonka maalmood socday ee dhamaaday bishii sideedaad.
Weerarkaasi waxaa la sheegay in uu jawaab u ahaa gantaalo Qaza laga soo riday oo ku soo dhacay magaalada Eshkol ee Israa’iiliyiinta.
Saraakiil jooga Qaza waxa ay sheegeen inaanu qofna ku wax ku noqonin weerarkaasi.