Daawo Qaar ka mid ah Aqoon-yahanka iyo Dhallinyarada Gobolka Gabiley ayaa Maanta si wayn u eedeeyey Guddida Horumarinta Shirkii Agabar

0

Gabiley (AN) Qaar ka mid ah Wax-garadka, Aqoon-yahanka iyo Dhallinyarada Gobolka Gabiley ayaa Maanta si wayn u eedeeyey Guddida Horumarinta  Shirkii Agabar go’aankii ay dhawaan ku sheegeen in ay ku kala saareen Seddexda Murashaxee Xisbiga Kulmiye. Dhallinyaradan oo Maanta shir jaraa’id ku qabtay Hotel Xaaji Askar ee Magaalada Gabiley ayaa sheegay in Guddidu ay baal mareen Hawshii loo xil saaray oo ahayd Horumarinta Beesha, hasa yeeshee Muddadii la doortay aan waxba ka qaban baahiyihii loo igmaday,.Halkan Ka Daawo Video

Maxamed Xasan Sheekh Maxamed Juba Arabsiyonews.com Office Gabiley somaliland