Wariye Muuse Xuseen Xasan ‘Dr Mukhtaar Ibraahim Maxamuud’ Warsame sh Muxumed Warsame ‘Xasanawaadan Maxamuud’Siciid Maxamed Jaamac’ Daahir Abiib C/laahi ‘C/shakuur Haybe Muxumed iyo Dhamaan hawlwadeenada shabakada Caalamiga ee arabsiyo news waxay Hambalyo meher u dirayaan meherka
Idiris maxamed Cali Bulxan
iyo
Istaahil cabdi sh. Muxumed warsame
oo Meherkoogu kadhacay hutel Askar ee magaalda Gabiley ka dhacay taariikhdu markay ahayd 18/12/2014 waxaanay lamaanahan leeyihiin noqda kuwii aqal galkooda ku gaadha bashbash iyo barwaaqo
Aamiin Aamiin Aamiin








