Siciid dalmar ismaaciil oo ka mid ah qurba joogta kooxda khaatumo ayaa baaq nabdeed u diray horgalaha kooxdaas

0

dalmar-150x150Magacayguna waa Siciid-Dalmar Ismaaciil Cige Qurbajogta Reer Khaatumo. saaka waxaan Halkan Baaqnabadeed uga diraya Beelaha walalal ah ee Shaqaaqadu Ku dhexmartay Koonfurta Laascaanood Waxanan waa inaad Muujisaan Isxakamayn iyo ka waantoomid Dagal Dambe Waa inad Joojisaan si Shuruud la’aan ah Dagaalka Idinko Tixgelinaya Xaaladda Maanta lagu sugan yahay Una hiilinaya Nabadda Kana Hiilinaya Colaada, Maxa yelay Dagalka Maanta Dhexdiina ka Bilawda Dad ayu Guul uyahay Waxaana Ka Faa’idaysanaya Idinkuna soo Gaban kaara Ururrada Xagjirka sida Snm, sido kale Dawladda Khaatumo waxan ugu baaqaya inay Si deg deg ah U kala dhexgaasho Dagaalka Beelaha Walala ah Dhexmaray maadaama ay iyadu tahay Masayrki Dalka??

dalmar