Hargaysa(AN) shalay iyo Maanta waa qormo taxane ah oo aan ku falan qayn doono Masuuliyiinta badanaa caadaysta in ay hadba meeshay dan u arkaan uguura ,shacbigana usheege hadba sida ay wax urabaan ee danahooga shakhsiyeed ka dhex muuqdo
qormadan waxaan ku soo qaadan doonaa Xildhibaan Aareyey oo kamid ah mudanayaasha golaha Wakiilada S/land ee daawo
Arabsiyo.net
Hargaysa Desk








