Berbera(AN)Mid Ka Mida Cidanka dekeda berbera oo lagu magacaabo Taylan ayaa dhaawac soo gaadhsiiyay wariye Television somsat ee gobolka saaxil mubaarik nirig .saaka abaaro 1:00 subaxnimo.wariye mubaarik nirig ayaa ku sugnaa wakhigaa dhaawacu soo gaadhay Albaabka hore xafiiska badhsaabka gobolka saaxil “
Wariye mubaarik nirig oo warbaahinta uga xogwaramay sida wax u dhaceen Ayaa yidhi .Abaaro 1:00 subaxnimo saaka ayaa aniga oo wata gaadhigayga waxa aan tegay xafiiska badhsaabka gobolka saaxil .markii aan isdhi hore u galan ayaa asakariga ilaaliya mareeye ku xigeenka dekeda berbera oo dhexe fadhiya gaadhiga mareeye ku xigeenka dekeda
igu yidhi istaag dib u qaad gaadhiga . waan la hadlay maxaa dhacay inta uu soo degay ayuu sibitoor ila dhacay sidaa ayaa nabardu igu soo gadheen waa
Sidaa ayuu kiisku u dhacay .waxaan si gaara ugua mahad naqay taliyaha qaybta ee gobolka saaxil gaashanle cali cabdi xayd markii aan u dacwad tagay si fiican i soo dhawaeeyay askarigii u yeedhay sharciga mariyay “
Arabsiyo.net
Berbera Office










