War Deg Deg Ah: Golaha Wakiilada Oo Ansixiyay Miisaaniyadii 2015 Iyo Xildhibaanadi Xisbiga WADANI Oo Golaha Ka Dareera

0

deg-degHargaysa (AN) Golaha Wakiilada Somaliland, ayaa cod aqlabiyad ah ku ansixiyay Miisaaniyad sanadeedkii 2015, twas oo Golaha hortaalay. Fadhigii Golaha Wakiilada ee Maanta oo u balan sanaa ansixinta Miisaaniyada, waxaa shir guddoominaayay Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro)

Markii la bilaabay in cod loo qaado Miisaaniyada waxaa cod aqlabiyad ah ku ansixiyay 42 Xildhibaan, Guddoomiyuhuna muu codayn. Waxaana Golaha ka dareeray

Guud ahaan Xildhibaanadi Tageersanaa Xisbiga WADANI, oo iyagu ka biyo diiday Miisaaniyada.Balse waxaa cudud ku muquuniyay Xildhibaanada Muxaafidka ah oo iyagu haysta aqlabiyada Golaha Wakiilada, kuwaas oo cod buuxa ku ansixiyay