Hargaysa(AN)Xildhibaan Cali Mareexaan oo kamid ah mudanayaasha Muxaafidka ee Golaha Wakiilada ayaa ku dhaliilay Mudanayaasha mucaaridka ee Xisbiga Wani in ay maanta ka dareeren ansixinta Misaaniyada oo maanta ay golahu ansixiyey
Arabsiyo.net
Hargaysa Desk








