Daawo Aqoonyahan Maxamuudto Oo Soo Bandhigey Musuq Maasuq Baahsan oo uu Sheegay in uu Dul Hoganayo Dawlada Hoose ee Gabiley

0

Gabiley(AN) Aqoonyahan Maxamuudto Oo Soo Bandhigey Musuq Maasuq Baahsan oo uu Sheegay in uu Dul Hoganayo Dawlada Hoose ee Gabiley.Oo Uu Kowkayahay maayerka shucayb Maxamed Muuse islamarkaasina Uu Ku Tilmaamay Mid Ku Tagrifala Hantida Umada Reer Gabiley Kaasoo Uu Ku Sifeeyay In Uu Masuul KaYahay Musuqmaasuqa Baahsen Ee Ka Jira Magaalada Gabiley Waxanu Carabka Ku Dhuftay In Uu lunsadey lacagtii mashaariic horumarineed………… halkan ka daawo muuqaalkan

Arabsiyonews.net Office Gabiley Somaliland