Hargeysa (AN) Guddoomiyaha Golaha Wakiiladda Somaliland, Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) iyo ku xigeenkiisa 1-aad Md. Baashe Maxamed, ayaa gelinki dambe ee shalay dalka dib ugu soo laabtay, ka dib safar ay ugu maqnaayeen dalka Itoobiya.