Daawo Arabsiyo TV maamulka gobolka iyo ka degmada Burco Oo Shir Jaraa,id Qabtay Kaas Oo Ay Kaga Hadleen Xaalada Amaan ee gobolka togdheer waxaana ay waalidiinta habeenkii caruurtooda la soo qab qabto ugu baaqeen inay waalidiintu caruurtooda ka war hayaan









