Daawo Arabsiyo TV Badhasaabka Gobolka Maroodijeex Oo Kulan La Yeeshay Guddida Iskaashatada Gadiidlayda

0

jeeniyare1-150x150Hargeysa (AN)  Gudoomiyaha Gobolka Maroodijeex Md Maxamuud Axmed Cali Jeeniyare oo uu wehelinayey Xoghayaha Gobolka Md Xamse ayaa kulan la yeeshay iskaashatada gaadiidka iska rogooyinka ee caasimadda ka hawlgala, waxaana kulankaasi lagaga hadlay sidii loo joojin lahaa gurista ciidda laga qodo Dooxa Magaalada Hargaysa