Daawo M/kuxigeenka S/land oo furay shirka dhalinyarada ee heer qaran

0

Hargaysa(AN)Madaxweyne ku Xigeenka JSL Md Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil Saylici ayaa maanta furay shirweynaha dhalinayarada Somaliland

Munaasabad balaadhan oo ka dhacday Hotel maansoor ee Magaalada Hargaysa waxaa ka qayb galay mas’uuliyiin ka tirsan Xukuumadda, qaybaha dhalinyarada Somaliland iyo marti sharaf kale.

Arabsiyo.net

Hargaysa Desk