War degdeg Wasiir Samaale Oo Gantaalo Siyasadayn Ku Ganay Wasirkii Hore Warfafinta iyo xalada xaflada oo buuq isku badashay

0

Hargaysa(AN)Xafladii laga jarayey xadhiga dhismaha cusubĀ  ee Sonyo oo Ay maanta isku habar wacatay xukumada uu hogaamiyo madaxweyne Siilanyo ayaa Siiyaasi Boobe Yuusuf Ducaale Oo Madi ku ahaa xafladasi uu wasirka maliyada somaliland C.casiis Maxamed Samaale Sanka Ka Mariyaay Waxqabd uu Samaale ku tilmaamay mid ay xukumada uu ka tirsanyahay ku talabsatay
yeelkeede xafladan ayaa laga hor isttaagay Boobe Yuusuf Ducaale inuu Hadal Kajeediyo marki uu gantaale siyasadaysan uu ku ganaya wasiir Samaale
Waxanay Xafladu Isku Badashay Buuq Keenay In Xaflada Dag Dag loo soo afjaro

Arabsiyonews.com

Hargeysa Desk