Daawo Arabsiyo TV Madaxweynaha Somaliland Ayaa Kormeer Ku tegay Wasaarada Waxbarashada Somaliland Waa Maxay Ujeedada Kormeerka Madexwynuhu ayaa waxa ku wehelinaayay wasiirka wasaarada waxbarashada somaliland qaar ka mida taliyayaasha ciidamada waxaana madaxweynaha ay wasiirka waxbarashadu gaysay qaar ka mida galaasyada









