Waxa maanta Madaxweynaha Hortiisa lagu dhaariyey Xubnaha Komishanka Doorashooyinka Qaranka oo ka kooban 7 Xubnood, waxaana dhaariyey Gudoomiyaha Maxkamada Sare Waxaana Uu Madaxwaynhu Uu Ilaahay Iga Baryey In Ay Xubnahan La Dhaariyey Kasoo Baxaan Shaqadooda Oo Muhiimad Wayn Qarankani U Leh Waa sida Uu Hadalka U Dhigayee

















