Wararka Daawo Arabsiyo TV Wasiirka Warfaafinta Cabdillaahi Cukuse Oo Ku Sugan Dalka Jarmalka Oo Booqday Abwaan Xasan Ganay By Berbera - December 7, 2014 0 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Wasiirka Warfaafinta Wacyigalinta Hidaha iyo dhaqanka Somaliland, Cabdillaahi Maxamed Daahir (Cukuse) oo hadda ku sugan dalka Jarmalka ayaa booqday Abwaanka Caanka ah ee Xasan Xaji Cabdillaahi (Xasan Ganay) Booqashadii Wasiir Cukuse Hoos Ka DAAWO