War Dag Dag Ah Baarlamaaka Somaliya Ayaa Kalsoonidii Kala Laabtay Xukuumadii Raysal Wasaarahe Cabdi wali Shiikh Axmed

0

Hargeisa [AN] War Dag Dag Ah Baarlamaaka Somaliya Ayaa Kalsoonidii Kala Laabtay Xukuumadii Raysal Wasaarahe Cabdi wali Shiikh Axmed  Iyadoona Ay Cod Ay Maanta U Qaadeen Xildhibanada Baarlamaaka Somaliya

Wax maalimihii udan beeyaya khilaaf wayni ka dhxw taagnaa madaxwayne xasan shiikh maxamuud iyo raysal wasaare cabdi wali shiikh axmed kaas oo cirka isku sii shareeray maalimihii u dan baya

waxana khilaafkaasi markii uu soo balaadhay laysal gartay in xildhibaanada baarlamaanka somaliya ay cod u qaadaan xukuumada cabdi wali shiikh

wixii warar ee ka soo kordhana wax kala socon doontaan shacabadeena arabsiyonews.com

 

Arabsiyones.com

Muqdisho office