Gudoomiye ku xigeenka kowaad ee xisbiga Waddani Mudane :(Ahmed muumin Seed). iyo agsiimha Guud ee Xisbiga Waddani Marwo :(Yasmin Ali Raygal).
Waxaa dhamaan La ogaysiinayaa Taageeraysha xisbiga wadani Gudiyada lamaha Iyo Gudiga sare Ee Xisbiga Waddani Uk Iyo Dhamaan Umada Somaliland In ay ka soo qayb galaan xaflad aad u baladhan oo Ka dhici doonta mgagalada LONDON Oo ay qaban qabiyeen Gudiga Sare ee xisbiga WADDANI UK
Taarikhta Markay tahay 12/12/14 Malinta Jimcaha habaynkeeda Xafladan oo ay ka soo qayb galayaan
Gudoomiye ku xigeenka kowaad ee xisbiga Waddani Mudane :(Ahmed muumin Seed). iyo agsiimha Guud ee Xisbiga Waddani Marwo :(Yasmin Ali Raygal).
Waxaa Aan goobta iyana ka maqnayn oo lagu soo dhawaynayaa Taagerayaal cusub oo ka kala yimid Gobolada AWDAL ,SOOL, SANAAG ,HAWUD,BUHOODLE,GABILAY, SAYLAC IYO MAROODI JEEX.
Waxaa kaloo Xaflada si wayn uga Qayb qaadan doona Fanaaniin Tiro Badan iyo Waliba Abwaano . waxaan idin leenahay Kasoo qayb gal wacan
HADABA GOOBTU KULANKU WAA HALKAN:
Date: 12/12/14 FRIDAY
Time: 6:00PM ilaa 2:00AM
Address: Selby Centre, Selby Road
Totenham
London
N17 8JL
Contact Numbers:
Gud.Uk Hussien Aadan : 07568545686
Gud.Dhalinyarad Uk: Sadiq Madadaal: 07957740041
Gud.khasnajiga SE:Aamina xidig: 07944408288
Gud.Abaabulka SE: Mohamed Yolac: 07957292483
Email: waddani.uk@gmail.com









