Hambalyo Dhalasho Wacan Waxaan Halkan Hambalyo Uga Dirayaa C/qaadir Cismaan Dubad Oo
Maanta 3/Dec/2014 Wiil Ugu Dhashay Cusbitaalka Weyn Ee Magaalada Burco
Wiilkan Oo Loobixiyey Axmed Hanad
.
Waxaan Leeyahay Noqo Kii Dalkiisa Dadkiisa Iyo Diintiisaba Anfaca
Soo Bar baar
Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo








