Daawo Dalada Sonsaf oo soo bandhigtay shidaalka S/land

0

Hargaysa(AN):-Dalada jilayaasha aan dawliga ahayn ee Sonsaf ayaa maanta furtay  shir lagag hadlaayey khayraadka dalka gaar ahaan shidaalka  kulan kaas oo ay ka soo qayb galeen Wasiirada Macdanta iyo Arimaha Gudaha S/land ayaa waxaa kulan kaas ka warbixiyey Agaasimaha Fulinta Dalada Sonsaf Maxamed Axmed Maxamud (Barwaani)waxaanu kaku dheeraaday ahmiyada shidaalku uleeyahay bulshada

barwaaniHalkan kadaawo hadaladiisi