Hambalyo meher wacan

0

C/shakuur Haybe Muxumed,Dr Mukhtaar ibraahin Good,Cali  Ismaaciil C/laahi,Maxamed Muuse Ibraahin ,Muuse Xuseen Xasan, Siciid Maxamed Jaamac,Naasir Maxamed Maxamuud ,Xasan Maxamed Maxamuud ,Mukhtaar idiris ,iyo dhamaan shaqaalaha shabakada Arabsiyonews.com waxay hambalyo meher udirayaan

Idriss Ismail Abdilaahi

iyo

Nimco       wacays

 

OO maanta oo ay taariikhdu tahay  02/12/2014  ka dhacay magaalada Hargaysa  waxaanay leeyihiin dadkan hambalyada dirayaa

Gacal iyo sokeeyaba  Guurkiina lagu farax ,arooskiinana ku gaadha bashbash iyo barwaaqo

Aamiin    Aamiin Aamiin10408543_812651345424252_3193303859403795865_n