Hambalyo Hambalyo Hambalyo Meher wacan Gacal iyo sokeeyaba guurkiina lagu farax

Dhamaan Maamulka iyo shaqaalaha shabakada Arabsiyonews waxay hambalyo meher udirayaan Boqorka iyo Boqorada
Axmed C/raxmaan C/laahi
Iyo
Kawsar Axmed Aadan
Oo manta oo taariikhdu tahay 13 July 2017 meherkoodu ka dhacay Magaalada Hargaysa.
Waxayna leeyihiin:- BARAKA LAAHU LAKA WA BARAKA CALAYKA WAJAMACA BAYNAKUMA BILKHAYR. AMIIN…AAMIIN… AAMIIN.Noqda Kuwii isku Raaga Ubad-khayr Qabana kala Hela Aamiin Aamiin Aamiin









