1. Xukuumada oo damacsan inay Dhaamka Daami iibiso
2. Gaadiidka u adeega madaxtooyada oo ubatay dukhaan(eeg sawirka 1aad)
3. Nin xaaskiisii furay kadib markii ay joojin wayday taageerida Barca….Bolivia
4. Dawlada oo aan kahadal hadii Ethiopia kun qof inaga disho laakiin haddii Mr Gaafaw soo hadal qaado passporka Land-ta waxa u jawaaba kun masuul
5. Duufaankii dhawaan da’ay oo gaystay khasaare aan ka yarayn ka dawalda hoose shicibka ku hayso
6. Hablaha oo inamada kaga horumaray u soo gurmashada qofka Musbaar mudo kkkkkk
7. Qaadka oo markii koowaad laga sameeyay Saanwiij(eeg sawirka 2aad)
8. Caynaba: Xero digaag Marmar la dhigay
9. Xaafado iska saaray TV-ga STAR kadib markii caruurihii ka saseen codka weriyeyaal halkaas ka hadla
10. Dhakhtarka wayn:Nin bukaan uu hayay xidhxidhay si aanu hurdada uga mashquulin
SULUB IYO TOBANKA MAANTA
RAMADAN KAREEM










