DAAWO: Maxaad ka ogtahay hubka ugu casrisan saanada Mustaqbalka Dunida?

0

Dhamaan dalalka caalamku waxay ka shaqaynayaan sidii ay u hantiyi lahaayeen hub cukus oo ay ku xoojiyaan awoodooda kuna qabsadaan wadamo kale hadii ay lama huraan u arkaan, waxana aynu halkan ku soo bandhigi doonaa qaybaha hubkaa ka mid ah ee aynu sida dhalanteedka ah ugu arki jirnay aflaamta.

Arabsiyonews.com
Hargaysa Office