Arabsiyo news–Xildhibaanada golaha wakiilada Somaliland ayaa kalfadhigoodii 30AAD ee ay yeesheen waxay kaga doodeen ansixinta xeerar badan oo qabyo qoraal ah oo horyaala golaha wakiilada Somaliland.Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka
Home Uncategorized Kalfadhgii 30AAD Ee Golaha Wakiilada Somaliland Oo Maanta Lagaga Dooday Ansixinta Xeerar...








