Dhamaan maamulka iyo shaqaalaha Shabakada Arabsiyonews waxay Waxay hambalyo iyo duco balaadhan udirayaan Meherka
Eng Mukhtaar Cumar C/laahi
Iyo
Amaal Maxamed Yuusuf
meherkaasi oo maanta ka qabsoomay Hotel Safaari ee Magaalada Hargaysa ,waxaanu lamaanahan cusub ugu ducaynaynaa in Arooskooda ay ku gaadhaan bashbash iyo barwaaqo
Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin








