Tacsi Tiiraanyo leh

0

Dhammaan Qoyska reer Khadar aw Cabdillaahi aw Axmed Adal, waxay Tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Dhammaan Ehelka, Asxaabta iyo awlaada: Marxuumad Xaliimo Nuur Furre oo Maanta ku geeriyootay Magaalada Hargeysa. Iyagoo Marxuumada ILaahay uga baryaya inuu naxariistii janno ka waraabiyo. Qoyskii, ehelkii iyo qaraabadii ay ka baxdayna uu ka siiyo Sammir iyo iimaan…. aamiin

Dhammaan Qoyska reer Khadar aw Cabdillaahi aw Axmed Adal oo kala ah: Aabo Khadar aw Cabdillaahi aw Axmed Adal, Hooyo Xaliimo jibriil Kaahin Hoori, Siciid khaddar aw Cabdillaahi, Xaaskiisa Khadra-idil Nuux Cigeh iyo Caruurtooda, Axmed-nuur khaddar aw Cabdillaahi, Rooda Khadar aw Cabdillaahi iyo Wiilkeeda, C/raxmaan Khadar aw Cabdillaahi, waxay dhammaantood Tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Dhammaan Ehelka, Asxaabta iyo awlaada: Marxuumad Xaliimo Nuur Furre oo Maanta ku geeriyootay Magaalada Hargeysa.

Tacsi taa la mid ah waxa diraya Dhammaan Qoyska Nuux Cigeh Kaahin oo kala ah: Aabo Nuux Cigeh Kaahin, Hooyo Shugri Maxamed Axmed, Jibriil Nuux Cigeh iyo Xaaskiisa, Maxamed Nuux Cigeh iyo Xaaskiisa, Raxma Nuux Cigeh, Saygeeda iyo Caruurteeda Aamina Nuux Cigeh… Iyagoo Marxuumada ILaahay uga baryaya inuu naxariistii janno ka waraabiyo. Qoyskii, ehelkii iyo qaraabadii ay ka baxdayna uu ka siiyo Sammir iyo iimaan…. Aamiin….Aamiin….Aamiin….Aamiin….Aamiin