SANAD GUURADII 40aaD EE KASOO WAREEGTAY ABAARTII DABA DHEER) Dadka Soomaaliland waa dal ay Lafdhabartiisu ku Tiirsan tahay Xoolaha Nool
,kuwaasoo ah lafdhabartiisa dhaqaale ku tiirsan tahay xoolaha nool,oo ay bulshada reer soomaaliland,Sitoosa iyo sidadbanba ugu tiirsantahay,Sidaa darteed wax aad usaamaysay,Abaar ba’an oo dhinacyo abadan kasaamaysay Guud ahaanJamuuriyada soomaaliland,Gaar ahaan gobolada Maroodi jeex,gabilay,Awdal,Salal,kadib markii Roobabkii Guga ee Lafilayay,Dib udhaceen,taasoo ay noloshoodu ku xidhnayd,Raxmaanka Ilaahay Ale haynoo shubee,oo xataa xoolahii ay waayeen,wax ay Cunaan,Taasoo Aroortii Gacmaha lagu kicinayo Xoolaha marka xerada laga dareerinayo,waliba Waxa intaas dheer,Dalagyadii la filayay oo aan Gabi ahaanba Shinidii tahay Carro jab taasi oo ay dadku kala soo baxaan,Quutal daruuriga,Hadii sidaa lagu gaadho oo uu jiilaalku Sii socdo,Dad iyo duunyaba ay halkaa ku leedaan ilaahay kama dhigee,hadii aan raxmaanka ilaahay inaga soo gaadhin,Maadaama oo ay taasi jirto,ayaan hadana aad moodaa in Madaxda qaranku,iyo Masuuliyiinta xisbiyada mucaaridku In ay ku mashquul san yihiin,tartan kursi iyo xil jacayl,ay ku jahwareeriyaan Umadan tabaalaysan ee aty abaaruhu Saameeyeen ayay ku ridaan Jahawareer,Iyadoo ay ahayd,in ahmiyada koowaad lasiiyo dadkooda ay abaarta ba;ani ahayso,oo ay laqaybsadaan,Dhibka iyo abaarta ba’an ee ahaysa,Waxaynu ku muuqanaa ama aynu wax ku nahay,Waxa weeyi dadkaas xoolo dahaqatada ah,iyo beeralayda oo hada ubaahan,gargaat Ale iyo mad Bini aadamba Waynu ognahay inqafwalba oo reer soomaaliland ahi,uu aad udaneeyo Siduu u heli lahaa Hilib iyo Caano,Hada Si loo helo,Waxaanu Cod Dheer ku sheegaynaa in laga yeesho Siyaasad qaran oo Ku Aaadan Dhibaatada Aykeenayso abaartu,oo waxkasta oo kale layska dhigo Meelkale,oo loo jeestaa sidii xogogaal loogu noqonlahaa dadkaa tabaalaysan,ee ay Faraha madhan Kuwado abaartu,Waxaan kusoo Afmeerayaa qodobadan,soo socda,1,Waa inuu madaxwaynuhu soo magacaabaa gudi heer qaran ah oo xog ogaal unoqota,Dhibaatada jirta,2 waa in dhamaan Ganacsatada wadunku gargaar ka gaystaan dhibaatadan ay leedaghay abaartu,3 waa in dhamaan baaq loo diraa haydaha gudaha iyo dibada ee ku shaqada le Gurmadka abaaraha,silooga hortago khataraha inasoo food saaray,4Waa in la dajiyo dadkan tabaalaysan Meelaha biyaha udhaw ee biyaha le 5,hadii aan talo qaran iyo siyaasad cad oo hufan laga yeelan isla markaana layska dhaafin waxkastoo wakhti iyo Kharash ku lumayo oo aan ahayn dadkan tabaalaysan,waana sanada guuradii 40 ee kasoo wareegtay abaartii Daba dheer inagoon kaquusanayn Raxmaanka ilaahay,rabi haynoo shubee,
Qalinkii Jamaal C/laahi yuusuf








