Maayar shucaybow ku dayo dhigaaga Barbera

0

Maayirka Dagmada Gabiley Shacayb Maxamed Muuse,Ayay Tusaale Unoqonqysaa Wax qabadka iyo Isku Xidhka Dhalinta ee Kasocda Gobolka Saaxil ee ay ka wadaan Maayirka Dagmada Berbera oo ay weheliyaan Xubnaha Golaha Deegaanku, Waxa sal u ah Runta taasoo masuulku Markuu ku hadlo Weedh run ah ay Waxwalba ugu qabsoomaan sida uu jecel yahay,ayna maata dhaxalsiisay inuu isku xidhmo Golihii Deegaankee Saaxil ayna ka fikireen inay Dhalin yaradii Soo doortay
Inay Wax uqabtaan Taasoo la odhan karo Way guteen Waajibkii kasaarnaa Gobolkooda,Halka Aad adiguna Iskadaa Inaad Dhalinta Wax uqabatee Aad la heshiin laada ay Golihii Lagula Soo Doortay Adoo isku haysta in kaligaa lagu Doortay,Oon talada Waxba kasiin kuwii lagula Doortay,Ku darsoo Waxaad Caadaysatay Been.adoo Garanla Masuuliyada Aad hayso, iskusoo Wada duuboo Maayir Laguuma dooran Inaad kolba Dibada udalxiis tagto Oo Aad iska Dhaadhiciso Qurba jooga ee Waxa laguu doortay Gabilay iyadaa xaq uleh
in aad wax ka qabato ood Dhalinyarada magaceeda kor uqaadaa ood run kula socota,Waakuwii Cadceeda utaagnaa in aad Maanta halkan Fadhido

 

Wariye Muuse Xuseen Xasan

Arabsiyo S/land