Duqii degmada Afgooye Cali Cabdow oo loo yiqiinay Cali Jamiil, iyo labo qof oo la socday ayaa ku dhintay, sedex kale oo ilaaladiisa ahaydna way ku dhaawacantay kadib markii ay ku qaraxday miino waddada dhinaceeda la dhigay gaari ay wateen jidka u dhexeeya Muqdisho iyo Afgooye.








