Indho Furan ku eega Mustaqbalka ay leedahay Diwaangalinta Madanigu

0

raadinta iyo soo bandhigida qorshe sugan oo mudada dheer ku helno,in wiilka wiilkiisu ku noolaado sharaf,horumar iyo farxad,helana karaamada iyo cisiga xaqa uleeyahay somaliland dhexdeeda,uuna odhankaro aragtida dhabta ah ee isaga lasaxan,

doorana karo qof sidhab ah umatali kara,xaga siyaasada iyo masiirka umadiisa.diidi karana wuxuu dhibsado siduu wax ugu biirinkaro horumarka dalkiisa.
sidaa darteed isku sheegimayno muhiimada ayleedahay diwaangalintu madaniga ah ee larabo inay wadanka dhawaan ka qabsoonto sixaq ah sida ay xukuumadu ku dhawaaqday,axsaabta mucaaridka ahna waxaan leeyahay halala shaqeeyo xukuumada horumarka iyo hanaanka wanaagsan ushaqaynaysa

si ay uga midho dhaliyaan waxqabadkooda oo ayna iska eegin idonka iyo cidii kalee diidan diwaangalintaa mafaniga ah,waxaan kaloon leeyahay  hadaanu nahay dhalinyaradii gobolka gabiley,cuqaashoodii iyo waxgaradkoodii haweenkii iyo aqolnyahankiiba waxaanu soo dhawaynaynaa diwaangalintaa madaniga ah.

 

W.Q Cabdilaahi Axmed Awmuuse

Contact  063-4174125        Arabsiyo

 

About the Author
Arabsiyo