Maansadan dulucdeedu waa in shacab weynaha reer Somaliland lagu wacyi-geliyo; SIDAY WAX U DOORANAYAAN.  Waxay diiradda saaraysaa ka fiirsashada kala xulashada musharraxiinta dalka ee u tartamaya doorashada in nagu soo foolka leh.

Waxaaanay soo baxday 16.Feb. 2021. Ugudambayn maansadu waxay dhiiri-gelinaysa in sifooyinka wanaagsan mas’uulka lagu doorto,  lagana feejignaado in loo cumaamado qof  lagu hungoobidoono xilka loo igmanayo gudashadiisa.

Digtan ii baxaysiyo

Quuloowdurbaannada

Layskudooranmaayee

Damaciyokursigasare

Markaydoorashadatahay

Dammaniyohal-dooriyo

Dadkumaanta kala baray

Lugo duwashadiisiyo

Damalkiyohadhkuurabo

Nin u daadahaynkara.

Ducufiyokanayxiga

Layskudooranmaayee

Waxaalayskudabagali

Ama laysku door-bidi

Shicibwaayodaranoo

Kala darankusoojiray

Nin u diransiduurabo.

Dhaaxay dad qalatadu!

Noo kala dambaysee

Adnaduubkanooxidho

Layskudooranmaayee

Waxaaloogadiga-rogan

Mar kudaggehadduushalay

Kugudaggaydantiisii

Adnamaanta haw dagan.

Dhafoordakharkuyaalaan

Nabar kale duldhigayaa

Layskudooranmaayee

Fikirdurugsan baa yidhi;

Waxaaddoonaysanagudo

Waxaaddiidaysanagaro

Noloshana ha galindiiq.

Dabnobeentaquutiyo

Dhagobaridabooshoo

Ku dalacafartiinaa

Layskudooranmaayee

Dagamsane il-duufjecel

Waxaadaaqad kala bixi

Sidurabodadwaynuhu

Nin dariiqa ula mara.

Distoorkaynudhiganiyo

Sharcigeenuwaadabar

Danyartiyoninkawdiran

Lagu kala dabbaalee

Nimaandaacad simi karin

Igudaba-gal taanrabo

Layskudooranmaayee

Waxaalayskudubaridi

Rag u dhaamaduulkaa

Lagadumaydhankoodiyo

Baarlamaankandacaroow

Ilaadoorkanmaantaa

Labadoodadaaniyo

Dalqadoodaooqudha

U danaysanaayee

Dacalkoodiilagajabay.

DeellayduSiidhoow

Waa talodardaarana

Waxaynoogadigaysaa

Kala doorashadalaba

Lagudurro ka liitee

Xulodaahiryaashamis

Nimaydiinihagaysoo

Caqligiisudihinyahay.

Xulodaahiryaashamis

Ruuxaandinaahiga

Sidiidibitigaadcunay

Kula jiidhindibbirada.

Xulodaahiryaashamis

Ruuxaan ka dawdamin

Darkayaaldhexdeenoo

Damiirkiisunoolyahay.

Xulodaahiryaashamis

Haddii ay daruuruhu

Dushakaahadheeyaan

Diricsoosasabikara

Marka uuduceeyaba.

Xulodaahiryaashamis

Nimaandalablahayniyo

Diriclayskuaamino

Digaaliyonindaahira

Layskudoorsanmaayee

Xulodaahiryaashamis

Dantaqarankuleeyahay

Nin daluun ka bixin kara

Dalcaddheernamarinkara.

Xulodaahiryaashamis

Haddiiduulimaaddhaco

Dalkaiyodadkiisaba

Nin dagaal u galikara

Cadawgana ka daafaca.

Xulodaahiryaashamis

Qofkadoonistiisiyo

Damaciisarabitaan

Isagookudabajira

Dantaguudna wadi kara

Xirrib-durugsanaantiyo

Dun kuxulashadiisana

Ninka ragga kudabasoco.

Xulodaahiryaashamis

Arrimahadadwaynaha

Daraf iyoilaa daraf

Lagudoogelagu dago

Lagu dire kuu dan ah

U damqadedaryeel badan

Dabacsane u daacada

U darbanededaal badan

Kama daalehiigsiga

Ka dakaamiwaayoo

Rabitaankadihankara.