#BAAFIN BAAFIN BAAFIN

0
Waxaan si naxariis leh idiinka codsanayaa ciddii aragta inay ii soo sheegto walaalkeen oo aanu waynay maalmahan. Axmed-nuur khadar aw Cabdillaaahi waxa noogu dambaysay 3maalmood ka hor. Ciddii aragtaa ha gayso saldhig meesha ugu dhaw amaba telefoonadan nagala soo hadla
063-4474514 / 063-4798802/ 063-4254551
063-4406490/ 063-4445435