IGAD AYAA LAGA DACWAYNAYAA, KENYA MISE ERITREA ?

0

Eritrea πŸ‡ͺπŸ‡· oo dhul (deeganka Doumeira) ka haysata Djibouti mudo 13 sano ah ayaa saxiib dhow Somalia πŸ‡ΈπŸ‡΄ ay ka dhigatay laba sano ka hor. Somalia waxay u ololaysay oo ay markhaati furtay in Eritrea UN ay ka qaado cunaqabataynti saarnayd ee dhinaca hubka. Arintasi waxay ka cadhaysisay dhaman shacabkii iyo madaxdii reer Djibouti πŸ‡©πŸ‡― oo halka ku waayay hiil walaal iyagoo in ka badan 2000 oo ciidan Djiboutian ah ay Somalia wali ku suganyihin si ay amniga uga caawiyan.

Hadaba shirka IGAD ee bishan December 20 ka dhacaya dalka Djibouti, ma waxaad ka filanaysaa in aayar uu madaxwayne Ghelleh uu ula safto Somalia isagoo wali dareenkii in la godomiyay qaba ? Djibouti waxay kula tacaashay Eritrea iyo Somalia cadaadiskoogi aamusnaan siyaasaded (silent diplomacy).

Jawaabta Farmajo hor taala waxa weeyi, markaan ku laha walalow waadigii igasii ordaayaye, iimanso waxad is yeeshay oo adkayso adiguna markaga.

Waxa kani waa siyaasad la is wada gaadayo ee la qabsada Somaliyeey oo jarka iska xoor nimada ha la iska daayo.

By Zaki Maki