HAMBALYO MEHER

0

Bahda ArabsiyoNews, Waxay halkan hambalyo Meher wacan iyo duco aan la soo koobi Karin uga dirayaan Lamaanaha is doortay Aadan Yuusuf Cilmi iyo Naciima Cabdi Muxumed (Gobaad) oo maanta meherkoodu ka dhacay magaalada Hargaysa