DAAWO XASUUQII KA DHACAY ARABSIYO XILIGII SIYAAD BARE | DECOMANTRY  FILM WAAYO SHEEG

0

Daawo Decomantry Film Xasuuqii iyo gobood faladii laga sameeyey Magaalada Arabsiyo Xiligii  kalidii taliskii Siyaad Bare  waxaana diyaariyey  Qoraa Muuse Carab Obsiiye sidoo kale waxa uu Qoraagu ka diyaariyey Buug qormooyinkan buugaas oo la yidhaa WAAYO-SHEEG  isagoo Qoraa Muuse Carab kusoo bandhigay Magaalada Hargaysa Buugaas,