Inaalihaa wa ina ilahayhi raajicuun Maamulka iyo Shaqaalaha Shabakada ArabsiyoNews tacsi u dirayaan guud Qoyska iyo qaraabada Reer Maxamed Daahir libaan oo ka Taciyadnayno Geerida naxdinta leh ee ku timid walalkood Ahmed Mohamed Daahir libaan oo maanta ku geerooday dalka ingiriiska magaalada Bristol waxaan maxruumka ilaahay u uga baryaynaa inuu naxriistii janno ka waraabiyo,Qoyska iyo qaraabada uu ka baxayna Ilaahay samir iyo iimaan ka siiyo iimaan aamiin aamiin
Home Aragtidda Dadweynaha Tacsi Maamulka Shabakada Arabsiyonews oo Tacsi udiraya Qoyskii iyo Qaraabadii uu ka...









